Appka waxkabaro wuxu la mantaan yahay websiteka waxkabaro online academy adigo ka helayo koorsoyin kala duwan oo qaab online ah ku baxayo. koorsoyinka ku jiro waxaa ka mid ah:English inside out 5 Levels1) Alphabet book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo higaada iyo ku dhawaqista luuqada