Discover

Topics

Waxkabaro Academy

Waxkabaro Academy APK

Waxkabaro Academy APK

1.0 Freewaxkabaro ⇣ Download APK (2.81 MB)

Si fudud oo online ah ku baro koorsoyinka English-ka, Computerka iyo kuwo kale

What's Waxkabaro Academy APK?

Waxkabaro Academy is a app for Android, It's developed by waxkabaro author.
First released on google play in 3 years ago and latest version released in 3 years ago.
This app has 11.5K download times on Google play
This product is an app in Education category. More infomartion of Waxkabaro Academy on google play
Appka waxkabaro wuxu la mantaan yahay websiteka waxkabaro online academy adigo ka helayo koorsoyin kala duwan oo qaab online ah ku baxayo. koorsoyinka ku jiro waxaa ka mid ah:

English inside out 5 Levels
1) Alphabet book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo higaada iyo ku dhawaqista luuqada englishka

2) Beginner book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo aas aaska luuqada englishka sida grammar bilow ah

3) Pre-intermediate book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo qeybaha dhexe sida tenseska luuqada englishka iyo reading and writing .

4) Intermediate book oo aad ku baran doonto haduu allah idmo qeybaha sare ee luuqada englishka

5) Advance english oo ku baxayo english ku english oo lagu bari doonto haduu allah idmo advanced language.

Koorsoyinka kale waxaa ka mid ah

Computer Basic oo aad ku baran doonto haduu allah idmo aas aaska computerka adigo lagu fahansiin doono qaab casri ah.

Multimedia sida photoshop, Video editing iyo wixi la mid ah.

Barashada luuqada somaliga

Barashada xisaabta

Barashada Computer programming

Barashada Accounting and finance.

iyo koorsoyin kale oo badan