Discover

Topics

Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU

Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU APK

Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU APK

1.0.2 FreeSomali ⇣ Download APK (36.48 MB)

Waa Asbuuca Hidaha iyo Dhaqanka Jamacad PSU Garowe Lagu Qabtay 12/2015

What's Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU APK?

Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU is a app for Android, It's developed by Somali author.
First released on google play in 7 years ago and latest version released in 7 years ago.
This app has 6.9K download times on Google play and rated as 4.70 stars with 37 rated times.
This product is an app in Entertainment category. More infomartion of Todobaadka Dhaqanka jamcda PSU on google play
Waa todobaad lagu xusayey dhaqanka iyo hidaheena suuban, Waxaa kasoo qayb galay marti sharaf aad u tira badan uu ay ku jiraan masuuliyiin sarsare , islaa markaa ardaydu waxay soo bandhigayeen wax yaabo ka turjumaya hidaheena iyo dhaqankeena , sidoo kale waxaa la gudoon siiyey shaahado sharaf qabyo ka midaa macalimiinta howl wadeena jamaca sidoo kale ardayda marti sharafta qabyo ka midaa , gunaanka xalfadaas waxay ahayd mid aad iyo aad u xiisa badan , sawirada markaad daawanaysid waxaad dareemin sidii inaad joogtay oo kale xamaasad darteed, sawirada waxaa lagu qaaday muuqa ugu fiican oo lagu qaado ,waxaana qaaday sawirda aadka u quruxda badan SHAREECO YAASIN , waxaa suurta galiyey barnaamijka jaamacada PSU , wixii aad qabtid ama nagu soo kordhinaysid fadlan noogu dir E-MAIL-ka hoos ku xusan