Discover

Topics

Ilays Xisaab - Buug Xisaab 7aad iyo 8aad ah

Ilays Xisaab - Buug Xisaab 7aad iyo 8aad ah APK

Ilays Xisaab - Buug Xisaab 7aad iyo 8aad ah APK

3.0 FreeFuad Afi Ali ⇣ Download APK (3.46 MB)

Abdiwahab Wadar Amey (M.Sc) has prepared you this Maths Book of ilays Xisaab

What's Ilays Xisaab - Buug Xisaab 7aad iyo 8aad ah APK?

Ilays Xisaab - Buug Xisaab 7aad iyo 8aad ah is a app for Android, It's developed by Fuad Afi Ali author.
First released on google play in 4 years ago and latest version released in 3 years ago.
This app has 7.5K download times on Google play and rated as 4.62 stars with 29 rated times.
This product is an app in Education category. More infomartion of Ilays Xisaab - Buug Xisaab 7aad iyo 8aad ah on google play
Abdiwahab Wadar Amey (M.Sc) has prepared this Mathematics book from Grades 7 and 8 of the Somali Regional State of Ethiopia Curriculum. For sure it will help you.

Ilays Xisaab waa buug uu kuu diyaariyay C/wahaab Wacdar Camey oo ah Master injineer ah, Ilays Xisaab waa buug kuu fududeynayo barashada xisaabta fasalada 7aad iyo 8aad. Buugan ilays Xisaab waxa uu ka koobanyahay in kabadan 400 bog oo wakhti iyo maalba ay kaga baxday qoraaga. Maanta waxaa diyaar kuu ah Buuga ilays Xisaab oo kaaga baahan oo kaliya in aad soo dajisato adiga oo taabanayo Batanka Cagaaran ee ay ku qorantahay install.

Buuga Ilays Xisaab si uu uhormaro una gaadho arday badan oo ubaahan kaliya ku taageer in aad ku qiimayso shan xidigood adiga oo tilmaanta raacaya. Ilays Xisaab waa buugaada. ilays xisaab waa buugeena, ka qayb qaado in aan si wada jir ah udhisno mustaqbalka carruurteena. Ilays Xisaab waa furaha maadada xisaabta haddii aad arday tahay ama haddii aad macalin tahayba.