Android Apps APK
Register / Login
  • Downloads

    • Apps On sale (Paid for Free)Apps On Sale Apps On sale - New feature
    • Android Topics - Apps & Games collectionsAndroid Topics
    • Wallpapers
    • Android Wear Apps & GamesAndroid Wear apps
    • Apps & Games for Android TV collectionsAndroid TV APK
    • Android Virtual Real APK (Android VR apps & Games)Android VR apps
  • Android

    • Android Games
    • Android Apps
    • Android Keyboards
    • Live Wallpapers
    • APK Downloader
  • Home
  • Free Android Apps
  • Hir iyo Hiigsi

Hir iyo HiigsiHir iyo HiigsiHir iyo HiigsiHir iyo HiigsiHir iyo HiigsiHir iyo HiigsiHir iyo Hiigsi
Hir iyo Hiigsi Icon

Hir iyo Hiigsi

WIA-Tech
Rated 0 (0)

Description

Qormadani waa midhihii hawl muddo dheer qaadatay; waxay ka turjumaysaa baraarujin dhinacyo badan leh. Waxaanay ku curratay dareen horumar jacayl iyo himilo dheer ku salleysan; badheedhihiisuna uu yahay hanaqaadka geedisocod aqooneed oo ku gabagabooba guul, badhaadhe iyo nolol wanaagsan .
Dhiganahani waxa uu astaan ollole u yahay, baahinta salka hore-usocodnimo iyo in cindiga bulshada lagu beero rajo; si looga jiro fudaydsiga iyo inay dalka dillaalaan.

Hadalka ayaa wuxuu ku soo ururayaa dhalinyarta, kuwaas oo ah isha kaliya ee ummadan. Qormadani waa hir aqooneed, oo waxay soo bandhigaysaa arrimo iyo qodobo horreeya oo horumarineed; kuwaasoo ku dayasho iyo ka barashoba mudan. Sidoo kalena waa hiigsi nololeed, oo waxa ku suggan madhaafaan iyo hogatusayaal lagu badhaadho oo in la dhabeeyaa ay haboon tahay, kuwaasoo horkacaaya ifafaaleyaal
loo asteeyay sarreedada bulshooyinka.

Runtii waxaan afeef ka leeyahay, arragtiyo iyo soo jeedimo u gaar ah qoraha, oo ka duulaya wanaag, se laakiin aanay khasab ahayn in la waafaqaa. Qoraha qormada ayaa mas’uul ka ah wax kasta oo khalad ka yimaada. Sidaasoo ay tahay, raaligelin buuxda ayaa waxaan ka bixinaynaa, wixii kasta ee eed’ yeesha; taasoo ah kaliya dhacdo oo aan loo kasin.

Waxaanu ka cuddur daaranaynaa wixii kasta ee la fahmi waayyo. Hawshu si fiican bay ku gunaanadantay; haseyeeshee, intii diyaarinta iyo abbaabulka qormadu ay socotay, ayaa waxaa naga hor yimid caqabado dhowr ah. Ruggo-xogeedyada iyo asalka ama raadraaca umuuraha horumarinta, oo balaadhan awgeedna, waxaanu isku daynay inaanu kuwa ugu tayaysan wax kasoo xigano. Xogta qoran waxaa ka mid ah qeybo xigasho oo toos ah, waxaana weheliya jaantusyo; kuwaasi oo aanu si dhamaystiran uga raaligelinayno dadkii lahaa xuquuqdii lahaanshiyaha, waayo way noo suuro gali wayday inaanu si dhab ah u xaqiijino. Waxaanu se ka duulaynaa yool, oo waxaa halhayskayagu yahay hir aqooneed iyo hiigsi nololeed; halkaana waxaa ah waajib iyo inaanu soo gudbino wixii kasta ee aanu bidno wanaag, cidii kastaa ha yeelato’e, anaga oo dhowrayna lahaanshiyaha.
›
Added
15 June 2020
Update
2 October 2020
Latest Version
5.0
File Type
APK
File Size
15.86 MB
Category
Books & Reference
Package
som.buug.hir_hiigsi Hir iyo Hiigsi on google play

Download Hir iyo Hiigsi APK Android Game for free to your Android phone

Download Hir iyo Hiigsi APK

Suggest for you

  1. Phone Cleaner: Storage Cleaner & Phone Booster
    Phone Cleaner: Storage Cleaner & Phone Booster
    Games Tree
    Tired of the fact that your device is running out
    Rated 5/5
    Download APK
  2. Norton 360
    Norton 360
    NortonMobile
    Norton 360 provides powerful layers of protection
    Rated 5/5
    Download APK
  3. Repair System & RAM Cleaner (Fix android problems)
    Repair System & RAM Cleaner (Fix android problems)
    DEVELOPER LLC G
    Your mobile phone started to work very slowly?The
    Rated 50/5
    Download APK
  4. BAHN-BKK
    BAHN-BKK
    BAHN-BKK
    Schnell, bequem und sicher mobil mit der BAHN-BKK
    Rated 5/5
    Download APK
  5. WELT News – Nachrichten live
    WELT News – Nachrichten live
    Axel Springer SE | WELT Digital
    Übersichtlich, schnell und kostenlos: Mit WELT
    Rated 40/5
    Download APK
  6. Messages
    Messages
    Gather Media
    Messages bring a refreshingly beautiful and
    Rated 5/5
    Download APK
  7. Likee Lite - Let You Shine
    Likee Lite - Let You Shine
    LIKEME PTE.LTD.
    Likee lite is the lite version of Likee. With a
    Rated 5/5
    Download APK
  8. Rated 5/5
    Download APK
  9. TeleSec OneTimePass SmartToken
    TeleSec OneTimePass SmartToken
    T-Systems International GmbH
    You can use TeleSec OneTimePass SmartToken-app to
    Rated 40/5
    Download APK
  10. Weather & Widget - Weawow
    Weather & Widget - Weawow
    weawow weather app
    Weawow is a beautiful and highly accurate weather
    Rated 5/5
    Download APK
  11. Powerfull Webview App - Demo
    Powerfull Webview App - Demo
    Digyta
    this only demo for webview app
    Rated 5/5
    Download APK
MORE

Similar Apps to Hir iyo Hiigsi

  1. ifiyaha Nolosha Icon
    ifiyaha Nolosha
    Bille Haji Yuusuf
    ifiyaha nolosha waa application dhiira gelin ah
    Rated 0/5
    Download APK
  2. Dhiiri Galin Maalinlaa Icon
    Dhiiri Galin Maalinlaa
    Hindiso Apps ( ©raxman )
    Waa barnaamij aad iyo aad u xiiso badan wuxuu ka
    Rated 4.65165/5
    Download APK
  3. Kororso Aqoontaada Icon
    Kororso Aqoontaada
    Looskey
    Kororso Aqoontaada, wuxuu ka kooban yahay Su'aalo
    Rated 5/5
    Download APK
  4. Murti iyo Maahmaahyo Icon
    Murti iyo Maahmaahyo
    Hindiso Apps ( ©raxman )
    Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya
    Rated 4.71775/5
    Download APK
  5. Murtida Abwaanka Icon
    Murtida Abwaanka
    Soomaal Technology
    Runtii, waxa afkeena shiiqiyay kuwo shisheeye,
    Rated 0/5
    Download APK
  6. Baro Hab-Dhaqanka Noloshaada Icon
    Baro Hab-Dhaqanka Noloshaada
    WIA-Tech
    Qormadani waa turjumaada af-Soomaliga ah ee
    Rated 0/5
    Download APK
  7. E-Ballami Dhakhtar Icon
    E-Ballami Dhakhtar
    WIA-Tech
    Waa adeeg kuu sahlaya in aad si fudud u hesho
    Rated 0/5
    Download APK
  8. Xeel-Daaq Icon
    Xeel-Daaq
    WIA-Tech
    xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya
    Rated 0/5
    Download APK
  9. Sheekh Isaxaaq Icon
    Sheekh Isaxaaq
    WIA-Tech
    Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay
    Rated 0/5
    Download APK
  10. Malcaamad Online Icon
    Malcaamad Online
    WIA-Tech
    Malcaamadani waa barnaamij kheyri ah, oo aan
    Rated 0/5
    Download APK

More from WIA-Tech

  1. Baro Hab-Dhaqanka Noloshaada Icon
    Baro Hab-Dhaqanka Noloshaada
    WIA-Tech
    Qormadani waa turjumaada af-Soomaliga ah ee
    Rated 0/5
    Download APK
  2. E-Ballami Dhakhtar Icon
    E-Ballami Dhakhtar
    WIA-Tech
    Waa adeeg kuu sahlaya in aad si fudud u hesho
    Rated 0/5
    Download APK
  3. Sheekh Isaxaaq Icon
    Sheekh Isaxaaq
    WIA-Tech
    Magaalada Samaarra waxay ahaan jirtay
    Rated 0/5
    Download APK
  4. Xeel-Daaq Icon
    Xeel-Daaq
    WIA-Tech
    xeelDAAQ, waa hage si kooban kuu tusaaya
    Rated 0/5
    Download APK
  5. Malcaamad Online Icon
    Malcaamad Online
    WIA-Tech
    Malcaamadani waa barnaamij kheyri ah, oo aan
    Rated 0/5
    Download APK
  6. Warar Baahiye Icon
    Warar Baahiye
    WIA-Tech
    Warar Baahiye waxa uu ka kooban:1: TV-yada
    Rated 0/5
    Download APK
© 2016 AndroidAppsAPK Store
DMCA | Privacy Policy | Contact US

Page generated in 0.0134 seconds