Discover

Topics

All Somaliland News

All Somaliland News APK

All Somaliland News APK

1.0 FreeUk Max app ⇣ Download APK (9.89 MB)

What's All Somaliland News APK?

All Somaliland News is a app for Android, It's developed by Uk Max app author.
First released on google play in 7 years ago and latest version released in 6 years ago.
This app has 0 download times on Google play and rated as 4.51 stars with 250 rated times.
This product is an app in News & Magazines category. More infomartion of All Somaliland News on google play
Asc,
Waxaa Jira kumanaan goobood oo lagala socdo ama laga akhristo wararka ka hadla Somaliland, sida web, Facebook, What's up, YouTube iyo kuwo kale oo badan, haseyeeshee dhamaan waxay u baahanyihiin waqti lagu raadiyo taasoo qofka mar mar qaar aanu kahelinba wixii uu raadinayay, hadaba kawaran wararka kuwa ugu xiisaha badan oo aad ku heli kartid in 1mirir kayar, waxaa mahad mudan Allahii inoo fududeeyay in aan usoo gudbino shacabka Somaliland Appkan ay si sahal ah ugala socon karaan wararka ugu xiisaha badan ee ku soo kordha wadanka gudihiisa iyo dibediisaba.

Waxaan idin soo xulnay kuwa ugu Jira wararka, waxaan kaloo weliba kugu war gelinayaa, in haddii aad tahay qoraa jecel in wararka aad qortid laga akhristo halkan, waxaan kaa codsanayaa in aad noo soo gudbiso wararka adigoo nagala soo xidhiidhi marka hore Emailkan hoos kuqoran.

Mahadsanid

[email protected]